"Ingiriis barashadu waxay furtay fursado fara badan”
Si aad u hesho fursadaha cajiibka ah ee ay Australia bixinayso, aqoonta Ingiriisku waa lagama maarmaan. AMES waa adeegyada afka Ingiriiska kuwa bixiya ee ugu balaaran saa daraadeed waxay leeyihiin tasiilaad fara badan iyo khibrad ay ku siinayaan.
Wax ku saabsan Ingiriis Barashada .
AMES Employment
More about AMES employment


